so
stringlengths 4
1.24k
| en
stringlengths 4
1.73k
| sco
float64 1
1
|
---|---|---|
Taas waxa looga jeedaa inta ay tiradadoodu badan tahay guusha ay waxbarashada ka keenayaanna way yar tahay. | This means the schools' acceptance rate is quite low. | 1 |
Illowse ma kula tahay inaan Madaxweynaha hor dhigno QEYLODHAAN ku saabsan dhibaatada maanta heysata dhirta iyo degaanka soomaaliyeed guud ahaan? | Do you want to be part of the solution to the current problems we have in our society? | 1 |
Gabaygan waxaana erayadiisa kamid ahaa. | These were some of his words. | 1 |
Khayraadku wuxuu ahaan inta badan waxa u wayn ee keena c... | Tomáš is frequently c... | 1 |
Aw Jamac odhan kari mayno waa ka bes laakiin waa badheedhayaa kolka uu gabayada Ina Cabdalla Xasan qaarna soo qorey kuwa kalena ka tagay amaba uu wax yar ka xusay. | We could say, "We would like to - we feel that we ought to consider not only what you plan to do, but we ought to consider what we might do as well," or something like that, or other - that's your [unclear] - | 1 |
Meydadka ayaa qaawanaa oo dharka laga siibtay waxaana la ogaaday in ay dhammaantood rag ahaayeen. | death, and they were all beheaded. | 1 |
Dhawaan, baaskiilada carruurta GUODA waxay ku jiraan iibinta kulul ee koonfur-bari Aasiya. | Motorcycle-hailing services are already well established in southeast Asia. | 1 |
Ubaxyada isla markiiba waxay ka soo baxaan buluuga ah buluug, ka dibna waxay u rogaan cadaan. | The Progg turns from Green to Blue and then suddenly splatters everywhere. | 1 |
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Baarlamaanka Mahad Cabdalle Cawad ayaa dacwad laga gudbiyay, iyadoo lagu eedeeyay qaab qaldan uu u maamulay kulankii Baarlamaanka ee Sabtidii la soo dhaafay, isla markaana ku xadgudbay More... | In other political news of note, the Belize City Council will be sworn in tomorrow, and because of the series of scandals that plagues the last council,... | 1 |
Shirkan waxaa la saadaalinayaa in diiradda lagu saari doono geeddi socodka qor | The bridge is scheduled to be printed by the | 1 |
Hase ahaatee waxa dhacday markii aan aqal galnay inan ogaaday inaysan bikro aheyn balse ay uur afar bilood ah ay leedahay. | This occurred before we knew she had cancer, or that she would die six months later. | 1 |
Dadka dukumenti-laawayaasha ah iyo magangalyo-doonku xittaa waxay xaq u leeyihiin in ay daawo u helaan cudurada galmada. | Patients as well as inmates have the right to be provided with appropriate standards of care. | 1 |
Wofka yahuudiga ah ama kiristanka ah xaq ayay uu leeyihiin inay wadankeena ka samaystaan meelo ay isugu yimaada. | Jews have a right to live in historic Palestine or anywhere. | 1 |
Fadlan noo oggolow hal bil oo waxaad sugeyso ay ka muuqdaan koontada CollegeBound ee nuunehaaga. | Give us one thing you're looking forward to during the rest of opening week in college basketball. | 1 |
Intaa waxaa dheer, waxaa ku jira qadar aad u muhiim ah oo wax ku ool ah micro iyo macro: | In addition, there is a high content of micro and macro elements in croup: | 1 |
Barkadda dabaasha ayaa udub dhexaad u ah hoyga iyo adeegyada bulshada. | Manufactures are a middle ground between services and agriculture. | 1 |
Xalka kaliya ee tahriibku waa in dadka tahriiba ee ay qaabilaan reer yurub loo soo celiyo oo aanay qaabilin | Regulation of the Internet should be kept away from the Eurocrats | 1 |
Maxamuud Maxamed oo Muqdisho jooga ayaa warbixintan wax ka qoray. | Mouflon commented on this list | 1 |
Maya dhibaatadu waxay ahayd iyadoo quluubta dadka adkayd. | No, it was the hearts. | 1 |
Nafta cid aan Ilaahay ahayn oo awoodda ma jirto, cid kale oo sheegatayna ma jirto markaa su'aasha qiimaha badani waxay tahay Ma ilaahay baa wax sharciyeeya mise Banii'aadamiga?.Su'aalaha ay ay sista iyo ladan soo bandhigeena halka ayey ka bilaabani doonaan..... | If there is but one god, who says God is either masculine or feminine? | 1 |
Dadku waxay dhahaan amar ilaahay buu u dhintay. | declared, "God is dead." | 1 |
Sagaalkii kulan ee ay ku ciyaareeen garoonkooda ugu yaraan waxaa ay dhalinayeen hal gool. | Six of the nine starters drove in at least one run. | 1 |
Il-baxnimo waxay noqotay nin walowba keligaa waxaaga cun." | "The danger of the internet is that everything becomes junk food." | 1 |
Haddii uusan macmiilku wali doonayn inuu isku dayo iskaa-ku-rakibidda, wuxuu wakiilku u soo ban dhigi karaa xulashoooyin qofeed* uusan macmiilka ula socon wax qarash dheeri ah. | If the user doesn't want this option, they can just set the position to the top (1). | 1 |
Markaasuu, laba qof oo ah labaatan sano ka dib, waxaan lahaa imaanshiyaha HIV ee galbeedka iyo waano aad u cad oo ku saabsan khatarta ah weligeed joogta oo cudurada faafa, taas oo aad si deg deg ah ku faafi karaa ka qaybaha kale ee adduunka. " | Akkor, a couple of decades later, we had the arrival of HIV in the west and a very clear lesson about the ever-present danger of infectious diseases, melyik can spread very quickly from other parts of the world." | 1 |
Waxaad wax ka cunaysaan Geed xun. | you shall eat (the fruit) of the Tree of Zakkum. | 1 |
Waxay u haystaan in ay tahay goof beeleed. | They think he's a God | 1 |
Markuu adeegsadehu u yeero waxqabadka dalabkan khadka tooska ah ee internetka oo ka kooban shey noocaas ah, qalabkiisu wuxuu abuurayaa xiriir toos ah oo la leh server-yada Facebook. | When a user activates an online offer function containing this type of plug-in, his device establishes a direct connection with the Facebook servers. | 1 |
Aaminaay waan gabyayaa | sing for the trust | 1 |
maqan yahay, ama uusan si ku meelgaar ah xilkiisa u gudan karin. | timely or could not be located at all. | 1 |
Waalidnimada jawaabcelinta leh waxay ilmahaaga dhallaanka ah u suurtogelin doontaa in uu gaaro kartidiisa buuxda, in uu xiriirro fiican dadka la yeesho oo uu wadaxiriir fiican sameeyo, taasoo u suurtogelinaysa in uu meesha ugu fiican nolosha ka bilaabo. | Responsive parenting will enable your baby to reach their full potential, to be able to form good relationships and communicate well, giving them the best start in life. | 1 |
Kuma aysan qasaarin dadaalkeedii tirade badnaa oo waxaa ay kaalinta koowaad ka gashay Iskuulka oo dhan. | He does not take all the credit for the positive shift at the high school. | 1 |
Maxaa ku soo beegay in NISA ku faanto qabashada walxaha qaraxyada... | What do you think makes you stand out from other bands? | 1 |
8:8 Markaasaa Fircoon wuxuu u yeedhay Muuse iyo Haaruun. oo wuxuu ku yidhi, Rabbiga noo barya inuu rahyada naga qaado aniga iyo dadkaygaba; oo markaasaan dadka sii dayn doonaa inay tagaan oo ay Rabbiga allabari u bixiyaan. | Ex 8:8 ¶ Then Pharaoh called for Moses and Aaron and said, "Plead with the LORD that He may take away the frogs from me and my people; and I will let the people go, so that they may sacrifice to the LORD." | 1 |
Hakasho yar ka dib, waxaannu uga sii gudubnay magaalada Wardheer. | soon after that that we moved to Jersey City. | 1 |
"Inuusan ninna sharciga xaq ku noqon Ilaah hortiisa waa bayaan, waayo, Kii xaq ahu rumaysad buu ku noolaan doonaa. | And it is clear that no one is justified before God by the Law, because, "The righteous will live by faith." | 1 |
Puntland oo maanta shaacinaysa natiijadii imtixaanka fasalka 4aad ee dugsiyada sare. | Nastya now studies in 4th grade. | 1 |
"Kaddib wuxuu waalidkey u keenay nooc lows ah. | "The booze took my parents. | 1 |
Midnimadooda iyo iskaashiga dhexdooda ayaanan hubin inuu saas u weyn yahay. | I don't think the gap between them is that huge. | 1 |
"Laakiin waxaan dhahnay ma dooneyno inaan ciyaarno, ma aynaan jiifan karin habeenkaa, qofkasta wuu ooynayay. | They could say, "We don't stay open at night." | 1 |
ayaa u dulqaadan waaayay cadaadiska xaaskiisa wuxuuna u sheegay in uusan iska dhaafi Karin sigaar cabista wuxuuna war galiyay in uu iyada iska furo. | The doc told her to give up smoking, and she said she didn't smoke. | 1 |
Halyeeyo badan ayaa godka u galay illaahay how naxariistee . waxaa keliya oo u dhinteen waxay ahayd inay dadkoodu raaxada xoriyadda helaan. | Many people think of God's mercy only in relation to salvation for sinners. | 1 |
Qayladii uu odaygu qayliyey ayaa waxaa u yimid hooyadeed iyo walaalkeed Dalmar, iyo dad kale oo cidhii deriskooda ka mid ahaa. | Besides a father, mother and brother and other near relatives, he | 1 |
Xaqiiqdii, haddii mashruuca aan la bedelin, khadadka tareenka ayaa la adeegsan lahaa. | In fact, If they weren't running all three trains, the Fastlane queue would have been backed up. | 1 |
Tan iyo wixii ka danbeeyay burburkii dowladii hore ee Soomaaliya, beeraleyda Soomaaliyeed ma aysan helin wax dhiiri geliya wax soo saarkooda, waxayna arintaasi keentay in uu hoos u dhac weyn ku yimaado dalagyadii kala duwanaa ee ay beeri jireen. | Because of the war in Syria, the army has not recently been targeting farmers, so there was a large stock of unsold hashish on farms. | 1 |
Waxay ka joogtay "Ilaahayow maxaa na wada uumay?" | S: "Why did He make us?" | 1 |
Waxaan eegay waxaan ku sameeyey oo dhan iyo wuxuu arkay in taasu waxtar lahayn oo dhan. | I looked at it all and I knew it was all right. | 1 |
Sidaa darteed baa Ilaahay tusaale uu usoo qaatay abuurka Ciise inaanu ahayn qudrad Ilaahnimo loogu nisbeyn karo Ciise, saa maxaa yeelay Ilaahay wuxuu abuuray mid isaga ka mucjiso weyn oo aanan aabbe iyo hooyoba lahayn. | He began to teach about Jesus as a creature created by God the Father, and so therefore not God. | 1 |
Haddii maamuladii kan ka horeeyay ee soo maray dalka Maraykanka aanay wax tallaabo ah ka qaadin, oo ay ku guuldaraysteen inay joojiyaan labadan kalitaliyayaasha ah, waxaan idiin sheegayaa in aan anigu ahay ka tallaabo iyaga ka qaadi doona. | If an Austrian person wants to come to the United States to get away from this second holocaust I will let you stay with me! | 1 |
Haddii intaas oo dhan la isku af garto, weli waxaa taagan su?aalo kale. | So what if everything is in a different language! | 1 |
8 ama uusan korsaar wax ku bixin, oo uusan ribo cidna ka qaadan, oo uu yahay mid gacantiisa xumaanta dib uga celiya, oo si caddaalad ah ugu garsooray nin iyo nin kale, | 8 Hath not lent upon usury, nor taken any increase: hath withdrawn his hand from iniquity, and hath executed true judgment between man and man: | 1 |
Ragaani oo ku hubeysnaa bastoolado ayaa maanta dilay Allaha u naxariistee C/laahi Shirwac oo ahaa Ganacsade si wayn looga yaqaanay magaalada Gaalkacyo horayna uga mid ahaa Xildhibaanadii Maamulka Galmudug. | Men of God today "confess" Christ because of a work of God's Grace they receive within the believing heart. | 1 |
Mid ka mid ah 4-tii wiil ee loo xiray inay qorsheynayeen qaraxyo ayey sii deysay Maxkamadda Sweden | 4 of them receiving accreditation under the state's | 1 |
tan kale qoraaga waxaan ka codsanaa in uu badiyo maqaalada ceynkan ah | Furthermore, I have an eye for detail to ensure that Plus | 1 |
@Afrax inaadeer muwaadiniin-taa reer Somailand ee mudada dheer martida idiin ahaa dib (dhaqan) celis ayaanu u samaynaynaa, Rooxaanta Farmaajona 100% waa ka saaraynaa! | @_heyfxngirl My followers live in Costa Rica (50%), Mexico (10%)... | 1 |
Saraakiishan oo dhamaantood ah beesha Ceyr ayaa halkaas ku lahaa shir ay uga arrinsanayeen kiiska guddoomiyihii dhawaan la dilay ee degmada Hodan Allaha u naxariistee Cabdixakiin Dhegajuun. | And when all the lords of the tower of Shechem heard of it, they came to take refuge in the house of the god of the covenant. | 1 |
Cudurka metempsychosis: waa mudada ka dib markuu sameeyahu ka baxo Hoolka Xukunka iyo qaabka neefta, oo uu ku jiro kuna dhex maro habka daahirinta, halkaas oo uu ku kala soocayo kuwa rabitaankiisa keena dhibaatada, iyo rabitaankiisa wanaagsan ee ka farxiya. | METEMPSYCHOSIS: is the period after the doer has left the Hall of Judgment and the breath-form, and is in and passes through the process of purgation, where it separates those of its desires which cause suffering, from its better desires which make it happy. | 1 |
Balliyada Yemen iyo Soomaaliya (gaar ahaan woqooyiga Soomaaliya) aad ayey isu dhow yihiin. | Both Nepal and Burma (Myanmar) were well represented. | 1 |
Hay'adaha heerarka waxbarasho oo dhan waxay noqon karaan kuwo dowli ah iyo kuwo gaar loo leeyahay. | All forms of training can be good and useful. | 1 |
Ty, waxaan ka helay oo dhan abaalmarinta waxaan doonayay inaan arko. | I was successful in collecting all the bonuses I wanted to. | 1 |
Tirada wareegyada waxay noqon kartaa inta udhaxeysa 0 iyo 255. | The group number can be from 0 to 255. | 1 |
Muddoda aad sugaysid oo aad fadhiisanaysid waa laguu sheegayaa. | Here's how long you'll wait | 1 |
Subsets and Splits
No community queries yet
The top public SQL queries from the community will appear here once available.